Additional information
by Faarax Maxamuud (Author)
Qaasin Guuleed Xujaale, waxa uu ahaa abwaan aad u aqoon sareeya Sugaan mug lehna tiriyey, gabayadu hagu badnaadeene. Nasiib darro, waxa ku dhacay Xanuunka AIDS ka. Ka dibna waxa lagu sameeyey takoor aad u badan. Waxa uu ku dhintay magaalada Hargeysa 2016.